Al Shabaab oo shaacisay in beri Ciid tahay iyo Deegaanada laga arkay Bisha Shawaal

War kasoo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu shaaciyay in beri oo sabti ah ay tahay maalin ciid ah , waxaana Al Shabaab sheegeen in deegaano dhoor ah oo kuyaala qaar kamid ah gobolada dalka laga arkay bisha Shawaal. Al Shabaab ayaa sheegtay in 15-qof oo ku dhaqan qaar kamid ah gobolada dalka ay arkeen … Continue reading Al Shabaab oo shaacisay in beri Ciid tahay iyo Deegaanada laga arkay Bisha Shawaal